Amb. Maxamed Sh Xasan Nuuriye oo ka Faalooday Sababaha Dawlada Ingiriisku ugu qabanayso Soomaalida Shirka 23 Feb. Amabsadar Maxamed Sh Xasan oo Arimhaas aan ka waraysanay halkan ka dhegayso !
Amb. Maxamed Sh Xasan Nuuriye oo ka Faalooday Sababaha Dawlada Ingiriisku ugu qabanayso Soomaalida Shirka 23 Feb. Amabsadar Maxamed Sh Xasan oo Arimhaas aan ka waraysanay halkan ka dhegayso !
Awdalpress – London – Laga soo bilaabo subaxdii saaka illaa iyo immiga waxa suuqyada badhtamaha London si aan caadi ahayn uga socday/socda bannaan bax ay dadka reer Somaliland ku muujinayaan qaddiyaddooda gooni isu taagga. Isu soo baxan oo ay ka soo qayb galeen dad...
Allaha u naxariistee Heesaagii caanka ahaa ee waddanka Sudan, Maxamed Cismaan Wardi ayaa ku geeriyooday magaalada Khartuum isaga oo 80 jir ah. Maxamed Al-Wardi waxa uu soo caan bixiyay muusig dhaqameedka gobolka uu ka soo jeedo ee Nubiya. Maxamed Wardi oo lagu yaqaanay fikradaha garabka...
Dear All, We are now just two days away from the London Conference on Somalia, which takes place this Thursday 23 February. You may be interested to know that Dr Ahmed El Tayyeb, the Imam of Al-Azhar, has issued a statement in support...
Awdalpress(London) 21 Feb.12–Ra’iisul wasaaraha dalka Britain David Cameron ayaa ka dalbaday beesha caalamka in ay taageeraan deddaalka ay dowladda Ingiriiska ku bixineyso shirka Soomaalida ee toddobaadkan ka furmaya magaalada London. Mr. Cameron oo u warramayay Idaacadda VOA-da qeybta afka Soomaaliga ayaa sheegay in dowladdiisu...
Suxufiyiinta Ka hawlagala G/Awdal oo loo qabtay Tababar la Xidhiidha Ilaalinta iyo Dhawrista xuquuqda caruurta iyo sidii bulshada loogu wacyigelin lahaa Arimahaas..
Awdalpress(Nayrobi) 21 Feb. 12–Wakiilka dowladda Mareykanka u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, James Swan ayaa sheegay in Mareykanka uu taageersan yahay shirka 23-ka bishan ka furmaya London ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya. James Swan oo shir jaraa’id maanta ku qabtay magaalada Nairobi ayaa sheegay in dowladda...
Ururweynaha ARDAA wuxu ogeysiinayaa dhamaan jaaliyada Awdal, Salal iyo Gabiley ee ku nool magaalada London ee cariga Ingriiska iyo nawaaxigeeda, in waftiga ARDAA ee jooga magaalada London ay shir balaadan qaban doonaan, tafaasiishuna waa sidatani: Goobta: RESOURCE FOR LONDON 356 Holloway Road London N7...
Shirka Isgaadhsiinta ee TELESOM oo Mashiin laydh ugu deeqday Cusbataalka Guud ee Magaalada Boorama iyo gudoonsiinta Kulan deeqdaas oo kulan balaadhan loo qabtay,, Ka fiirso halakan..
Hay’ad Dalka Kuweyt ah oo Ceel Biyood ka qodaysa Libaaxlay iyo Xafladii loo qabtay bilaabista ceelkaas halkan ka fiirso…
Bal nala dhegeysta….hadalladan ay odayada galbeed ee Burco ku weerarayaan dawladda Siilaanyo …… iyaga oo daba jooga hadallo ay is dhaafsadeen xubnaha sar sare ee Kulmiye. Awdalpress.com
Awdalpress( Muqdisho) 19 Feb,12—Wasiirka horumarinta caalamiga waddanka Norway, Erik Solheim ayaa maanta booqday magaalada Muqdisho, wuxuuna kulan la qaatay madaxweynaha Soomaaliya iyo xubno ka tirsan wasiirrada xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Xasan ayaa wasiirka iyo wafdigiisa ku qaabilay xarunta...
Awdalpress(Nayrobi) 20 Feb, 12–Wakiilka gaarka ah ee xogahayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Dr Augustine Mahiga ayaa sheegay in shirka 23-ka bishan ka furmaya magaalada London uu muhiimad u leeyahay Soomaalida. Mahiga oo wareysi siiyay Bar-kulan ayaa sheegay in Soomaalida ay tahay...
Feedhyahanka Make Tyson oo dilaa ah, ayaa waxa uu ku caan baxay wareegga koobaad in uu diyaasha kale ku khaarajiyo, nala daawo. Awdalpress.com
Hargeysa (Halbeegnews)– Agaasimahii guud ee Wasaaradda arrimaha dibadda ee dhawaan xilkaasi iska casilay Maxamuud Raage ayaa Halbeegnews u xaqiijiyey in shallay lagu soo rogay xayiraad dhinaca socdaalka ah, isagoo sheegay in aan loo ogolayn inuu dalka ka baxo, Maxamuud Raage wuxuu sheegay inaanu marka...
Awdalpress(Garowe) 18 Feb,12–Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay in la kordhiyo tirada ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee ka howlgalaya Soomaaliya. Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Augustine Mahiga oo xalay hadal ka jeedinayay xiritaankii shirkii Garoowe 2 ayaa sheegay...
Awdalpress(Qaahira) 18 Feb, 12–Ururka Jaamacadda Carabta ayaa berri ku kulmaya magaalada Qaahira ee caasimadda waddanka Masar, waxaana shirka looga hadlayaa sidii taageero loogu fidin lahaa waddanka Soomaaliya. Kulanka waxaa shir guddoominaya ergeyga joogtada ah ee waddanka Qadar u fadhiya Jaamacadda Carabta, Saalix Cabdalla, waxaana...