Latest Story

Talo ku socota Suldaanka Habar/Cafaan Suldaan Dhawal.

July 31, 2010
By staff-reporter

Awdalpress-London-Waxa mid lala yaabo ah hoggaamiye ummaddiisa kaga soo horjeeda in ay xuquuqdooda si silmi ah u raadsadaan. Waxana sharaf dhac u ah Suldaan Dhawal arrimaha laga sheegay in uu yidhi. Ee ku qoran shabakadaha Somaliland. Sidoo kale waxa iyana la mid ah  shakhsiyaadka kale ee socda dariiqii ay kuwo hore ku hongoobeen. Waxase...
Read more »

Ethiopia iyo WSLF oo heshiiyay

July 31, 2010
By staff-reporter
Ethiopia iyo WSLF oo heshiiyay

Awdalpress(Adisababa) 30 july,10–Jabhadda Soomaali Galbeed, WSLF, oo ka mid ah Jabahadaha la dagaallama Ethiopia, ayaa heshiis la gashay dowladda federaalka ee Ethiopia. Munaasbad ka dhacday Addis Ababa saaka, ayaa Wasiirka Federaalka ee Ethiopia wuxuu heshiis dagaalka lagu joojinayo uu la saxiixday Guddoomiyaha Jabhadda WSLF,...
Read more »

Mudaharaadkii ka dhacay Borama iyo kuwo kale oo la filayo yaase Raad ku leh

July 31, 2010
By staff-reporter
Mudaharaadkii ka dhacay Borama iyo kuwo kale oo la filayo yaase Raad ku leh

Awdalpress(Borama) 30 July,10– Mudaharaadkii ka dhacay maanta magaalada Boorama oo ahaa mid lagu diidanaa saamiga golaha wasiirada laga siiyay Awdal, ayaa ahaa mid si kedis ah u bilaabmay maanta Jimcihii, mudaharaadka ayaa waxa ka qayb qaatay dhalinyar wiilal iyo gabdho iskugu jiray, sidoo kale...
Read more »

Reer Awdal waxa ay maanta guranayaan wixii ay ka beerteen shirkii Borama ee 1993

July 30, 2010
By staff-reporter
Reer Awdal waxa ay maanta guranayaan wixii ay ka beerteen shirkii Borama ee 1993

Tan iyo markii gooni isutaaga Somaliland lagu dhawaaqaydad ka reer Awdal waxa ay hormood ka ahaayeen nabadayntii,hubka dhigistii iyo isku soo dhawayntii beelaha wada daga Somaliland. Sidoo kale waxa ay udub dhexeed u ahaayeen shirarkii dub u heshiineed ee ka dhacay Burco,Borama iyo Hargeysa.Dadka...
Read more »

Tacsi ku socda ehelka Cabdi Maxamuud Obsiiye

July 30, 2010
By staff-reporter
Tacsi ku socda ehelka Cabdi Maxamuud Obsiiye

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun;   Ilma Cabdi Dugsiiye dhamaantood meel ay kala joogaanba iyo reerahooga iyo caruurtooduba waxay tacsi tiiraanyo leh u diraynaa xaaskii iyo caruurtii uu ka baxay ABTIGAYO allaha u naxariistee Cabdi Maxamuud Obsiiye oo xalay ku geeriyooday magaalada Borama....
Read more »

Wardegdeg ah:Mudaharaado ka socda Boorama

July 30, 2010
By staff-reporter
Wardegdeg ah:Mudaharaado ka socda Boorama

Awdalpress(Borama) 30 July,10– Mudaharaado ayaa ka socda magaalada Boorama, kuwaas lagaga soo horjeedo xukuumada cusub iyo tirada laga siiyay wasiirada G/Awdal. Banaanbaxan ayaa saaka ka bilaabmay magaalada Boorama, waxaana horkacayay dhalinyar wadata boodhadh iyo calan cusub oo labada dhinac buluug ah dhexdana cadaan ah...
Read more »

Dawladnimo sidee lagu gaadhaa?

July 29, 2010
By staff-reporter

Awdalpress-London-Dawladnimadu maaha wax la iska sheegto, maaha ciidan iyo golayaal la samaysto. Cunuf, shacabka la muquuniyana iskaba dhaaf. Xeer aan shacabka lagala tashan, oo aan miisaan iyo cilmi ku fadhiyinna maaha dariiqadda dawladnimo lagu gaadho . Dawladnimaduse waxa ay  ka bilaabantaa wax la isla oggol yahay...
Read more »

Ha iga ooyin aamu hooyo